Madaxweynaha Gal-Mudug oo mar kale ka horyimid doorashada Gal-Mudug
(January 2, 2020)
Gaalkacyo:-Madaxwayanaha Galmudug Axmed Ducaale xaaf ayaa wax uu mar kale ka horyimid doorashada Madaxwaynaha Galmudug ee la filaayo inay dhacdo Sanadkaan Gudihiisa waxuuna uu ku baaqay in shir ay is
Shirkii Golaha wasiirad Puntland oo looga hadlay arrimaha amniga
(January 2, 2020)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cil