Madaxweynaha Puntland oo qaabilay safiirka Finland ee Soomaaliya Erik Lundberg
(January 8, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay safiirka Finland ee Soomaaliya Erik Lundberg iyo wafdi uu hoggaaminayo. Waxay ka wada-hadleen xaaladda guud ee