Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey
(January 10, 2020)
Guddiga Farsamada iyo Maamul Dhisidda Galmudug ayaa maanta waxa ay shaaciyeen liiska xildhibaannada baarlamaanka 2-aad ee uu yeelanayo maamulka Galmudug. [ [ngg src="galleries" ids="3141" display=
Madaxweyne Farmaajo oo u safaray Eriteriya
(January 10, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw u ambabaxay magaalada Asmara halkaas oo uu wada hadallo lagu xoojinayo xiriirka labada dal kul
Puntland oo ka hortimid Hindise-Sharciyeedka Shidaalka Soomaaliya
(January 10, 2020)
Garoowe:-Dowladda Puntland ayaa saaka si rasmi ah u shaacisay Mawqifka Puntland ee Hindise-Sharciyeedka Shidaalka Soomaaliya ee ay dhowaan ansixiyeen golayaasha Dowladda Federaalka ah. Hoos ka Akh