Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee ciidanka
(January 12, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo Magacaabis iyo Xil-kaqaadis ku sameeyay Guddoonka iyo xubno ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida Iyo Danbiyada Culus Ee Dowladda Puntland.
Guddiga Farsamada Maamul-u-dhisidda Gal-Mudug oo shaaciyey 3 xubnood ee Dhinaa.
(January 12, 2020)
Guddiga Farsamada Maamul-u-dhisidda Galmudug waxay si rasmi ah u shaacinayaan sadex xubnood oo ka mid noqonaya Baarlamaanka 2aad ee Galmudug. [ngg src="galleries" ids="3145" display="basic_thumbna
Xildhibaannada Cusub ee Galmudug oo doortay Guddoomiye Ku meel gaar .
(January 12, 2020)
Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee Maamulka Galmudug ayaa maanta waxaa ay magaalada Dhuusamareeb ku doorteen Guddoomiye ku meel gaar ah. Xildhibaannada ayaa waxaa ay guddoomiyaha ku me