Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray xarunta Haamaha Keydka Shidaalka ee Ocean Petroleum iyo Isbitaalka AYaan.
(January 15, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarigga ka jaray Isbitaalka AYAAN iyo Xarunta Haamaha Keydka Shidaalka ee Ocean Petroleum oo labadaba laga hirgeliyay Boosaaso
Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo kala diray Golihii deegaanka Gaalkacyo.
(January 15, 2020)
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii degmada Gaalkacyo dhanka Koonfurees iyo kuxigeenkiisa, isagoo magacaabay Guddoomiye iyo kuxige