Zubayr Al-Muhaajir oo sheegay in Al Shabaab aysan diinta ku dhaqmin uuna ka baxsaday [Video]
(January 21, 2020)
Muqdisho:-Zubayr Al-Muhaajir oo ka mid ahaa Saraakiisha Ajnabiga ah ee ka mid ahaa Ururka Al-shabaab ayaa si rasmi ah u shaaciyey in uu ka baxsaday Hogaanka ururka Al-shabaab uuna hadda ku sugan yahay
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland daah-furay Shirweynaha 5-aad ee dib-u-eegista Waxbarashada Puntland.
(January 21, 2020)
Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa si rasmi ah u daah-furay Shirweynaha 5-aad ee dib-u-eegista Waxbarashada Puntland. Shirkan oo ah mid sanadle ah
Shuruudaha Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa Galmudug
(January 21, 2020)
Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Galmudug ayaa waxaa la shaaciyay shuruudaha laga rabo Musharaxiinta u tartamaya Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Galmudug. [n
Ahlu-Sunna doorashada Galmudug Warsaxaafadeed ka soo saartay
(January 21, 2020)
Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir oo maanta war ka soo saaray qaabka ay u socoto hanaanka loogu diyaargaroobayo doorshada madaxtinimada Galmudug ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku
Ciidanka PSF oo fashilyey Qaraxyo lagu diyaarinayey guri ku yaal Boosaaso[Video]
(January 21, 2020)
Boosaaso:-Waxaa Ciidamada PSF oo kaashanaya ciidanka Booliska e qaybta Gobolka Bari ay ku guuleysteen inay Fashiliyaan Qaraxyo lagu diyaariyey Guri ku yaala Magalada Boosaso, ee xarunta Gobolka Bari.
Jadwalka doorashada madaxtinimada Galmudug oo la shaaciyay
(January 21, 2020)
Guddiga doorashada Ee Maamulka Galmudug, ayaa maanta si rasmi ah loo shaaciyay sida ku cad Shaxda Jadwalka araajida iyo taariikh nololeedka Musharixiinta u tartameyso madaxweynaha iyo madaxweyne ku