R/W Khayre Iyo Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ee Mareykanka Oo Kulan Ku Yeeshay Muqdisho
(January 22, 2020)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee arrimaha Afrika, Tibor P. Nagy