Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Safiirka dalka Maraykanka ee Soomaaliya
(January 23, 2020)
Nairobi:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni oo safar shaqo ku jooga dalka Kenya ayaa kula kulmay magaalada Nairobi ee dalkaasi Safiirka dalka Maraykanka ee SoomaaliyaAmbassado
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Nairobi kula kulmay Safiirka Maraynkanka Ufadhiya Somaliya
(January 23, 2020)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Magaalada Narobia ee Dalka Kenya Kulan kula Qaatay Safiirka Maraynkanka Ufadhiya Somaliya Amb Don
Madaxweynaha Jubbaland oo Nairobi kula kulmay Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya
(January 23, 2020)
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Khamiis 23-Jannaayo-2020 magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kula kulmey Safiirka mareykanka u fadhiya Soomaal
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo soo dhaweeyey Garaad Kulmiye
(January 23, 2020)
Garoowe, 23, Janaayo, 2020: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kulan soo dhoweyn ah kula qaatay magalaada Garoowe weft
Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Sharciyo kala duwan.
(January 23, 2020)
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen dib-u-eegis lagu sameeyay Sharciga La-dagaallanka Burcad-badeedda iyo ka-hor-ta