Shirkadda isgaarsiinta Golis oo adeeg cusub kuu haysa.[Video]
(January 24, 2020)
Garoowe:-Shirkadda isgaarsiinta Golis waxay kuugu bishaaraynaysaa adeegga waafi oo kuu sahlaya inaad isticmaashid adeegyada muhiimka ah ee shirkadda Golis meel kasta oo aad joogtid gudaha ama dibadii
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Safiirka Dowladda France iyo dalka Ingriiska u qaabilsan Soomaaliya iyo Kenya
(January 24, 2020)
Nairobi:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaaladda Nairobi kula kulmay Safiirka Dowladda France u qaabilsan wadamada Soomaaliya iyo Kenya Ambassador Aline Kuster-me