Ahlu-Sunna doorashada Galmudug Warsaxaafadeed ka soo saartay

January 21, 2020 - Written by Editor

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir oo maanta war ka soo saaray qaabka ay u socoto hanaanka loogu diyaargaroobayo doorshada madaxtinimada Galmudug ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey inay afduubatay Doorashada Galmudug.




War saxaafadeed uu soo saaray Sheekh Shaakir Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa lagu sheegay inay Dowladda Soomaaliya afduubatay soo xulista 69-ka Xildhibaan waxaana ay kooxda Suufida ku eedeysay DFS Afduub iyo Musuqmaasuq.

Sheekh Shaakir Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa sheegay inaysan qeyb ka noqon doonin Afduubka iyo boobka ay wadaan madaxada DFS wuxuna sheegay in kooxda Ahlu sunna aysan aqoonsan doonin natiija kasta oo ka soo baxda Doorashada Maamulka Galmudug.
Halgan.net
M_M Deeq

Comments are closed.

Archives
January 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online