Dr.Faroole oo ugu baaqay madaxweynaha DFS inuu soo faragaliyo khilaafka wasaaradda waxbarashada PL iyo DFS.[Video]

January 29, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynihii hore ee Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ahna xubin ka tirsan aqalka sare ayaa ugu baaqay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu soo dhex galo khilaafka dhinac Waxbarashada ee u dhexeeya wasiirka waxbarshada dowladda Federaalka Soomaaliya Goodax bare iyo wasaarada waxbarshada dowladda Puntland.

Hoos ka Daawo Dr.Faroole oo ugu baaqay madaxweynaha DFS inuu soo faragaliyo khilaafka wasaaradda waxbarashada Puntland iyo dowladda Federalka.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

240,334 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>