Madaxweynaha Gal-Mudug oo mar kale ka horyimid doorashada Gal-Mudug

January 2, 2020 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Madaxwayanaha Galmudug Axmed Ducaale xaaf ayaa wax uu mar kale ka horyimid doorashada Madaxwaynaha Galmudug ee la filaayo inay dhacdo Sanadkaan Gudihiisa waxuuna uu ku baaqay in shir ay iskugu yimaadaan golayaasha Gal-Mudug iyo odayaasha dhaqanka waxaan uu dhaliilay qaabka ay dowladda federaalka Soomaaliya u maaraysay doorashayada Gal-Mudug.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in uu ka laabtay Wakaalashadii uu wakiishay Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya kadib markii uu arkay faragalinta ay Dowladu ku heyso Gudiga Doorashada Galmudug isagoona soo dhameeyay Hishiiski Dowlada iyo Ahlusna ee 12/12/2019

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,022 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>