Madaxweynaha Puntland and Jubbaland xaflad lagu soo dhoweynayolagu qabtay Nairobi.[Masawiro]

January 29, 2020 - Written by Editor

Nairobi:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Nairobi kaga qayb galay xaflad lagu soo dhoweynaayey isaga iyo weftigiisa.

Xafladda soo dhoweynta ah ayaa waxaa soo agaasimey Guddoomiyaha degmada Gaarisa Cali Bunow Qorane, waxaana Madaxweynaha Puntland ku wehelinaayey Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS, Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya, siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale.

Halgan.net

Comments are closed.

Archives
January 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online