Musharaxiinta Gal-Mudug oo khudbado ka hor jeedinaya Baarlamaanka

January 29, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Xildhibaanada maamulka Galmudug ee dhawaan lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ayaa saaka bilaabay in ay dhagaystaan qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaya madaxweynanimada Gal-Mudug, doorashada la filayo in ay ka dhacdo Gal-Mudug ayaa waxaa hareeyey khilaaf xooggan iyadoo Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay guulaysan weyday in ay xakamayso khilaafka iyo aragtiyada is diidan ee ka soo yeeraya siyaasiyiinta xil doonka ah ee ku sugan Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo.

Hoos ka Daawo qaar ka mid ah musharaxiinta Gal Mudug oo khudbado ka hor jeedinaya Xildhibaanada cusub ee Gal-Mudug.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

240,326 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>