Shirka Madasha Bahwaagta Shaqo ee TPEG ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah.

January 26, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka Iyo Dimuqraadiyenta Puntland Maxamed Musadaq Somajeeste iyo Agaasimaha Waaxda Dimuqraadiyeynta ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Marwo Hodan Saciid Xasan ayaa maanta ka qaybgalay Shirka Madasha Bahwadaagtaa Gudiga Dorashooyinka Puntland(Bahwaagta Shaqo ee TPEC) oo ka kooban 10 wasaaradood oo yeesha shir bille ah.

Shirka Madasha Bahwaagta Shaqo ee TPEG ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah.

1: Warbixinta Gudiga halka wax marayaan iyo Qorshaha Guud.
2: Samaynta Xeerka Diwaangelinta Codbixiyaha iyo Dib u eegista Xeerarka Kale ee asaaiga ah
3: Warbaxinta Wasaarada Arimaha Gudaha ee Ku Saabsan Halka ay marayso Qorshaha Kala Xadaynta Degmooyinka Puntland.
4: Asaasida Madasha Wadashaqaynta Gudiga iyo Wasaaradaha Bah-wadaagta la ah oo noqonaya in laysugu yimaado Shirar Bile ah

Dhamaad..

Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadwaynaha ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Leave a comment

*

Archives
January 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online