Shirkii Golaha wasiirad Puntland oo looga hadlay arrimaha amniga

January 2, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Garoonka Diyaaradaha ee Gaalkacayo, Qorshaha horumarinta 5-sano ee Puntland, Shirka dib-u-eegista Waxbarashada ee sannadlaha ah iyo Diyaargarowga Xuska 8-da Janaayo oo ku beegan sanad guuradii kowaad ee kasoo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,172 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>