Shuruudaha Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa Galmudug
January 21, 2020 - Written by Editor
Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Galmudug ayaa waxaa la shaaciyay shuruudaha laga rabo Musharaxiinta u tartamaya Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Galmudug.