Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo tegay Eyl.

January 9, 2020 - Written by Editor

Eyl:-Wefti uu Hogaaminaayo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka & Dimuquraadiyeynta Dowladda Puntland Cabdiwweli Mirre Xirsi oo ay ka mid tahay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Haweenka iyo xilidhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada puntland Engineero ka Socda Wakaalada Biyaha ayaa Booqday Deggmada Eyl ee Gobolka Nugaal.

Ujeedka Booqashada ayaa ku Saabdanayd u kuurgalida Dhibaayada ay Gaysteen Roobabkii halkaas ka da’ay iyo Qiimayn rasmi oo ku saabsan dhibaatada robaabku gaysteen iyo qaabkii looga caawin laha.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Dhibaatada ay ay Gaysteen Roobabkaas ay tahay in dad badani ay ku waayeen Beerihii sidoo kale ay Guryo Badan ku dumeen Wadooyink Badan ku Xirmeeen Taasi oo Sababtay in uu Yaraado isku socodka Dadka geesta kale Roobabka ayaa la tagay xoolo badan.

Wasiir ku Xigeenka ayaa xusay inay dowldu ay xaalaada deegaanka ka war haysay balse laga shaqaynayey deeganda ka darna hadan ay qimayn rasmi ah lagu samaynayo dowladun ay gacan ka gaysanyso siddii waxan ay dowlada ugu qaban lahayada wixii kalan ay ugu qareemi lahaayen waxana uu intaas ku daray in la iskaashada sidii gacanwayn looga gaysan laha wax u qabashada dadka ay daadadku Saameyeen ee deeganada hoos yimaada Degmada Eyel weftiga ayaa Booqday deeganada ugu daran ee ay saameeyen Daadadku waxana ay indhahooda kusoo Arkeen Dhibaatada ay gaysteen Roobabka Halkaas ka da’ay.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online