Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Galmudug oo maanta la dhaariyey

January 11, 2020 - Written by Editor

Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Galmudug ayaa maanta lagu dhaariyay Degmada Dhuusa-Mareeb ee Caasimadda Galmudug.

Xildhibaannada cusub ee Maamulka Galmudug oo galabta lagu dhaariyay degmada Dhusamareeb . Liiska Xildhibaanada Galmudug ayaa Maalintii shalay waxaa shaaciyey guddiga doorashada ee maamulka Galmudug 83 xildhibaan oo noqonayo xubnaha soo dooran doona madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug.

Dhanka kale Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo ah Madaxweynaha Galmudug ayaa ka hor yimid xildhibaannada cusub ee Galmudug.

Halgan.net
Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,174 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>