Madaxda Ahlu Sunna oo Isku-dhiibay Dowladda Soomaaliya.[Dhagayso]
(February 29, 2020)
Muqdisho:-Saraakiisha sare ururka Ahlu Sunna ee gobollada dhexe ayaa saakay isu dhiibay ciidanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, waxyar kadib markii ay xalay saqdii dhexe uu soo gaba gaboobay
Shirka Golaha Xukuumadda PL oo loga hadlay qaban qaabada shirka wadatashiga reer Puntland
(February 29, 2020)
Boosaaso:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkaan looga hadlay Amniga Guud ee Puntland, Safark
Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo yeeshay kulan-howleed
(February 29, 2020)
Muqdisho:-Shir u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka
Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo qaabilay Ayaan Xassan Ducaale
(February 26, 2020)
Boosaaso:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Ayaan Xassan Ducaalle oo ah Gabar 7sano jir ah oo araga naafo ka ah, Taas oo Maalm
Wasiirka Waxbarashada Puntland oo ku sugan Nairobi
(February 25, 2020)
Nairobi:-Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa waxaa ay kulan kula qaateen magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya EU delegation to Somalia gaar ahaan Madaxa ugu
Jubbaland oo mar kale ka soo warsaxaafadeed xaalada Gobolka Gedo
(February 25, 2020)
Kismaayo:-Warsaxaafadeed ka soo baxay Dawlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in fara galinta siyaasadeed iyo khal khal galinta amni ee ay Dawladda Federaalka Soomaaliya ka wado gobolk
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay Boosaaso
(February 24, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ugu maqnaa Dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaaladda Boosaaso. XAFII
Ciidamada Dowladda oo Weeraray Deegaanka Buur Eyle
(February 23, 2020)
Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa shalay weerar ku qaaday saldhig ay maleeshiyada Al-Shabaab ku leeyihiin deegaanka Buur Eyle oo hoos yimaada degmada Buurhakaba ee gobolka Baay. Ciidamada dowladda a
Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland oo looga hadlay Amniga Ayaxa, Caabuqa Coronavirus
(February 20, 2020)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda,Arrimaha Diinta, Dasuurka iyo Dhaqan Celinta Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland,
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Isbitaalka ku booqday Askar Dhaawac ah
(February 20, 2020)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa Isbitaalka xoogga ku booqday askar ka tirsan xoogga dalka oo ku dhaawacmay deegaanka Ceel-salii

Next Page »