Kulamo-howleedyo looga hadlayo arrimaha baahinta awoodaha oo ka furmay Muqdisho
(February 3, 2020)
Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta magaalada Mudisho ka furay kulamo-howleedyo looga doodayo arrimaha baahinta awoodaha, kheyraad-wadaaga iyo nidaamka maaliyadeed e