Madaxweynaha DFS oo la kulmay Madaxweynaha S/land
(February 11, 2020)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa ay galabta ku kulmeen magaalada Addis Ababa ee xarun
Puntland oo diiday Sharciga Betroolka ee Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu saxiixay
(February 11, 2020)
Boosaaso:-Warsaxaafadeed ka soo baxay Puntland ayaa waxaa ay ku xuseen Mowqifka Puntland ee ku aaddan Sharciga Betroolka ee Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu dhawaan saxiixay Febara
Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo la shiray Ha’yadda UNDP-JPLG
(February 11, 2020)
Garowe February 8 2020:- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad, oo ay Wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdiweli Mire Xirsi, iyo agaasim
Eedeysanayashii dilay Caaisha ilyaas oo saaka la toogtay
(February 11, 2020)
Boosaaso:- Waxaa Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari saaka Dil toogasho lagu fuliyey dhalin yaradii dilka iyo kufsi foosha xun kula kacay Caaisha Ilyaas Aadan waxaan saaka lagu fuliyey dilka l