Ciidamada Dowladda oo Weeraray Deegaanka Buur Eyle
(February 23, 2020)
Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa shalay weerar ku qaaday saldhig ay maleeshiyada Al-Shabaab ku leeyihiin deegaanka Buur Eyle oo hoos yimaada degmada Buurhakaba ee gobolka Baay. Ciidamada dowladda a