Dowladda Federaalka oo ku Eedaysay dowladda Kenya inay faragelin ku hayso Arrimaha Soomaaliya

February 5, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ku eedeysay dowladda Kenya inay farogeli ku hayso siyaasadeed arrimaha gudaha Soomaaliya iyo weliba amnigeeda.

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu yiri “Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya (DFS) waxay ka xuntahay faragelinta siyaasadeed iyo mida amni ee Dowlada Kenya ay ka wado gudaha Soomaaliya.”

Hoos ka Akhri warsaxaafadeedka ka soo baxay wasaarada warfaafinta DFS

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

238,644 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>