Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo gaaray degmada Dhahar.[Masawiro]

February 4, 2020 - Written by Editor

Dhahar:-Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland Abwaan Cabdi rashiid Yuusuf Jibril iyo wafdi la socda ayaa gaaray Magaalada Dhahar ee xarunta Gobolka Hayland. Ujeedka safaraka gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa ah in uu degmada Dahar uu ku daah furay Diwaan-gelinta Ciidamada Dowladda Puntland, Isla’markaana uu kormeeray ku bixiyo Xerooyinka Ciidamada Difaaca ee Puntland

Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa waxaa safarkiisa ku wehilya xubno ka tirsan saddexda Gole ee dowladda Puntland gaar ahaan wasiirka amniga , wasiirka maaliyada , iyo saraakiil ciidan.

Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland Abwaan Cabdirashiid ayaa waxaa ku soo dhaweeyey magaalada Dhahar Wasiirka Xanaanada Xoolaha, maamulka gobolka, kan degmada, waxgaradka iyo saraakiisha Ciidanka.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

238,643 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>