Kulan lagu Taageeray Go’aankii Xukuumada Puntland oo lagu qabtay Gaalkacyo

February 12, 2020 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadi yeynta waxaa ka dhacay Kulan lagu Taageeray Go’aankii Golaha Xukuumada Dowladda Puntland, waxaana kulanka soo qaban qaabisay Isku-duwaha ururada Haweenka Puntland Nadiifa Maxamed Cali Saciid(Ubax).

Ujeedka kulanka ayaa ku saabsanaa taageerida Go’aankii Golaha Wasiirada Xukuumada Dowladda Puntland iyo Shirwaynihii uu ku Baaqay Madaxwaynaha Dowlada Puntland 15March.

Kulanka oo ay soo qaban qaabisay Isku-duwaha Ururada Haweenka Puntland waxaa kasoo qeyb galay Gudoomiyaha Ururka haweenka Gobolka Nugaal Faduma Axmed Nur Bergaal, Gudoomiye Kuxigeenka ururka haweenka Gobolka Nugal Nadifa Maxamuud Cisman Gudomiyaha ururka haweenka dagmada Burtinle Casha Geele, qaarkamida haweenka Puntland iyo xubno kasocday ururka haweenka Gobolka Nugaal

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERALKA IYO DIMUQRAADIYEYNTA PUNTLAND

Leave a comment

*

Archives
February 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
242526272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online