Madaxweynaha DFS oo la kulmay Madaxweynaha S/land

February 11, 2020 - Written by Editor

Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa ay galabta ku kulmeen magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

Kulanka 2 Madaxweyne ayaa waxaa soo agaasimay xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed, ilaa hadda ma cad wax ay ka wada hadleen labada madaxweyne oo kulankoodu uu qaatay 50 daqiiqo.

Waa markii ugu horaysay oo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Madaxweynaha S/land Muuse Biixi Cabdi ay kulmaan waxaa kulankooda ka qayb qaatay wasiiro ka socda labada dhinac.

Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in saxaafadda ay heli doono waxyaabaha gaarka ah oo ay ka wada hadleen labada hogaamiye

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

241,073 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>