Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Jabuuti kulan kula qaatay, Madaxweynaha Dalka Jabuuti
(February 19, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyada Jabuuti kulan kula qaatay, Madaxweynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Ugu horeyn Madaxweyn
Wasiirka Maaliyadda dowada Itoobiya oo gaaray magaalada Hargeysa
(February 19, 2020)
Wafdi uu horkacayo wasiirka maaaliyadda dowladda Itoobiya, Axmed Shide ayaa gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland. Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa soo dhaweyn kadib waxaa la gee
Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey dalka Jabuuti
(February 18, 2020)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaaladda Jabuuti ee Caasimadda dalka Jabuuti. Madaxweyne Deni iyo
Madaxweynaha JFS oo kulan maamuuseed i fidyey Xog-hayaha Guud ee IGAD
(February 18, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-maamuuseed ugu fidiyey Madaxtooyada Qaranka, Xog-hayaha Guud ee urur-goboleedka IGAD Mudane W
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland, oo kulan la qaatay Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland.
(February 18, 2020)
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad, oo uu Wehlinayo wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL Cabdiweli Mire, ayaa saaka xarunta dhex
Madaxwaynaha Puntland oo maanta Daah-furay Carwada Ganacsiga[Video]
(February 17, 2020)
Boosaaso:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaaladda Boosaaso ka Daah-furay Carwada Ganacsiga Puntland, Carwadan oo ah tii labaad ee nooceeda lagu qabto Pu
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan La Qaatay Ku-Xigeen ka Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Arrimaha Soomaaliya
(February 16, 2020)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka wakiilka xogyahaya guud ee qaramada midoobay u qaabi
Safiirka Hindiya u fadhiya Soomaaliya oo tegay Garoowe[Video]
(February 16, 2020)
Garoowe:-Wasiirka Qorshaynta dawladda Puntland iyo safiirka dalka Hindiya u fadhiya Soomaaliya ayaa Garowe ka furay xafiis bixin doona dal ku galka Hindiya oo awal loo doonan jiray magaalada Nair
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Yusuf Cismaan Samatar Bardacad
(February 14, 2020)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa iyo kan Goleyaasha Dowladda Puntland waxa uu ka tacsiyaynayaa geerida Alle ha u naxariistee Yuusuf
Madaxweynaha JFS oo raali gelin ka bixiyey dhibaatadii loo geystay gobollada Waqooyi Galbeed.[Video]
(February 13, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka dalka ayaa si faahfaahsan u soo bandhigay xiriirka dho

« Previous PageNext Page »