Safiirka Hindiya u fadhiya Soomaaliya oo tegay Garoowe[Video]

February 16, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiirka Qorshaynta dawladda Puntland iyo safiirka dalka Hindiya u fadhiya Soomaaliya ayaa Garowe ka furay xafiis bixin doona dal ku galka Hindiya oo awal loo doonan jiray magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.