Shirka Golaha Xukuumadda PL oo loga hadlay qaban qaabada shirka wadatashiga reer Puntland

February 29, 2020 - Written by Editor

Boosaaso:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkaan looga hadlay Amniga Guud ee Puntland, Safarkii Madaxweynaha ee dalka Jabuuti, Dib-u habaynta Amniga Magalaada Boossaaso iyo isbedelka Geeska, qaban-qaabada shirka wadatashiga reer Puntland, xaalada Caabuqa Coronavirus, Xalaada Ayaxa iyo xaalufinta Dhulka.

Sidoo kale waxa Golaha looga hadlay Xaaladda Gobolada iyo degmooyinka Puntland iyada oo goluhu ansixiyey Xeerka Dowladaha hoose ee Lr.7.

=DHAMMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
February 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
242526272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online