Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland, oo kulan la qaatay Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland.

February 18, 2020 - Written by Editor

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad, oo uu Wehlinayo wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL Cabdiweli Mire, ayaa saaka xarunta dhexe ee Guddiga Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland.

Guddigu iyo Wasaaraddu waxay guud ahaan iska waraysteen arrimaha dimuqraadiyadda Puntland, waxaa kulanka xoogga lagu saaray arrimaha xuduudaha degmooyinka, wacyigelinta dadweynaha iyo dhamaystirka xeerarka muhiimka u ah doorashooyinka waxayna Gudiga masuuliyiinta wasaaradda uga warbaxiyeynsafarkoodii goblada ay ku soo mareen.

Kulankaa ay wada qaateen masuuliyiinta wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL iyo KMG ee Doorashooyinka Puntland waxaa ku wehlinayey agaasimaha Waaxda Dimuqraadiyeynta Wasaaradda Hodan Saciid iyo lataliyaal kasocday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland.

DHAMMAAD

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERALKA IYO DIMUQRAADIYEYNTA

Leave a comment

*

Archives
February 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
242526272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online