Wasiirka Waxbarashada Puntland oo ku sugan Nairobi

February 25, 2020 - Written by Editor

Nairobi:-Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa waxaa ay kulan kula qaateen magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya EU delegation to Somalia gaar ahaan Madaxa ugu sareeya ee Arimaha Bulshada Olivera, Alex iyo Mohamud Sabul.

Kulan waxaa Puntland gaysay qorshayaasha Waxbarashada kuwaas oo ah kuwo lagu kobcinayo laguna tayeynayo Waxbarashada.

Waxaan Wasaaradda Waxbarashada iyo Dawladdaba ka go’an sidii Waxbarashada Hoose looga dhigi lahaa lacag la’aan (Free Primary Education)

Halgan.net

Comments are closed.

Archives
February 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
242526272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online