Shir oo looga hadlayey masuuliyadaha Daryeelka Bulshadoo ka dhacay Gaalkacyo
(March 2, 2020)
Gaalkacyo :- Shirkaas waxaa ka soo qeybgalay Wasaaradda Arimaha Gudaha , Federaalka iyo Dimoqraadiyeynta Waaxda Daryeelka Bulshada (IDPs and Refugee ) Puntland , Hay'adda UNHCR iyo Gudiga qaxootig
Gudoomiyihii maxkamadda Sool oo qarax lagu dilay [Dhagayso]
(March 2, 2020)
Laascaanood:-Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood. Dhimashada guddoomiyaha ayaa waxaa VOA u xaqiijiy gudoomiya
Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo Daah-Furay Ololaha Talaalka Iyo Daaweynta Xoolaha Puntland.
(March 2, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid C/llaahi Deni ayaa daah-furay Ololaha Talaalka iyo Daaweynta Xoolaha Puntland, kaasoo la gaarsiin doono 5 Milyan oo kamid ah xoolaha kunool 9