Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland oo looga hadlay Caabuqa Coronavirus
(March 7, 2020)
Garoow:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga Guud, Xalaada Caabuqa
Sacuudiga oo Amiirro lagu xirey
(March 7, 2020)
Maamulka boqortooyada Saudi Arabia ayaa xabsiga dhigay saddex amiir oo ka tirsan qoyska boqortooyada dalkaasi, taasi oo caalamad u ah xoojinta awoodda dhaxal sugaha dalkaasi. Saddexda amiir ee la
Madaxweynaha Jubbaland oo maanta furay kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Jubbaland
(March 7, 2020)
Madaxwaynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamad Islaam ayaa khudbad uu ka jeediyay munaasabadda furitaanka kal-fadhiga labaad ee baarlamaanka Jubbaland ka jeediyay arrimo kala duwan oo ay kamid tahay khi
Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Gaas oo soo gaaray Garoowe
(March 7, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyadda ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dalka dib ug