Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo soo dhaweeyey Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya
(March 13, 2020)
Garoowe:-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka ahna Gudoomiyaha Gudiga qaban qaabada shirka weynaha wada Tashiga Puntland oo dhawaan ka furmaya Caasimadda Puntland, ayaa maanta Garoonka Diyaar