Shirkii wadatashi Puntland oo galay maalintii 2aad [Masawiro]
(March 16, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Ca
Madaxweynaha DFS oo u diray Shacabka Soomaaliyeed Fariin ku aadan Caabuqa Coronavirus
(March 16, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Coronavirus (Covid-19) ayaa tilmaamay in ay ka go’an
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in qof jooga Muqdisho laga helay Coronavirus
(March 16, 2020)
Muqdisho:-Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qofkii ugu horreeyey ee qaba Caabuqa Coronavirus laga helay uu ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Wasiirka caafimaadka F
Dowladda Soomaaliya oo dalka ka mamnuucday Duulimadyada Caalamiga ah.(Daawo)
(March 16, 2020)
Wasiirka Gadiidka iyo duulista hawada ee DFS Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa goor dhaw shaaciyey in dowladda Soomaaliya ay go’aamisay in la joojiyo dhamaan duulimaadyada caalamiga ah ee dalk
Madaxweynaha Jubbaland oo tegay Afmadow
(March 16, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa safar shaqo ku tegay Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha waxaa waxaa safarkan ku wehelinay