Boqor Burhaan Boqor Muuse oo lagu soo dhaweeyey Qardho[Video]
(March 19, 2020)
Qardho:-Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa soodhawayn ballaaran loogu sameeyay Boqor Burhaan Boqor Muuse, Xildhibaano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qaybgalay soodhawaynta.
Gudiga Ku meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland oo shaaciyey ilaa 17 urur siyaasadeed
(March 19, 2020)
Garoowe:- Guddiga doorashooyinka KMG ah ee dowladda Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Garoowe ayaa waxaaa ay si rasmiya u shaaciyay ilaa 17 urur-siyaasadeedyada oo ay diiwaan-geliyeen s
Qodobadda ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.
(March 19, 2020)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Ci