Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliye ku-xigeen ka Qaybta Booliska Gobolka Bari.
(March 30, 2020)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.18, March 30, 2020 kuna saabsan wareejin Sarkaal iyo u magacaabid Taliye ku-xigeenka Qaybta
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay shir deg-deg oo ay yeesheen madaxda IGAD
(March 30, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kala qeyb galay Madaxda dalalka IGAD shir deg-deg ah oo ay kaga arrinsanyeen khatarta cudurka Koroon
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii Gobolka Nugaal
(March 30, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir), Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowladda Puntland