Ciidanka PSF Puntland oo Boosaaso ku qabtay xubno lagu tuhusan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab

March 17, 2020 - Written by Editor

Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ayaa qoraal fariimeed ay ku daabaceen barta ay ku leeyihiin baraha bulshada waxaa ay ku sheegeen in labadii maalmood ee la soo dhaafay ka wadeen gudaha magaalada Bosaso hawlgallo lagu xaqiijinayo amniga,hawlgalladaas oo weli socda lagagana hortagayo falal argagixiso oo ay kooxaha cadowga ahi ku doonayaan in ay ku beeg sadaan xarumaha dowladda, saldhigyada ciidamada iyo goobaha ay bulshadu ku kulanto sida #masaajida iyo suuqyada ee magaalada Bosaso.

Ciidanka PSF oo kaashanaya shacabka magaalada Bosaso waxay ku soo qabteen hawlgalladan socda xubno lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin kooxaha cadowga ah,kuwaas oo baaritaano ku socdaan.

Ciidanka Amniga Puntland PSF waxay shacabka Soomaaliyeed uga mahad celinayaan iskaashiga ay la garab taagan yihiin ciidamada Amniga waxaan ciidanka PSF aya codsanayaa cid walba oo aragta wax lid ku ah amniga in ay soo wac 388 ama haddii aad haysid wax macluumaad ah oo la xiriira kooxaha cadowga ah.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
March 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online