Dood Ku saabsan Khilaafka u dhexeeya DFS iyo Dowlad Goboleedyada.[Video]

March 6, 2020 - Written by Editor

Garoowe: Waa Dood Ku saabsan Khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada, Doodan waxaa soo qaban qaabiyey Dalladda Ururada aan dowliga ahayn ee Puntland (Punsaa),

Dooda ayaa waxaan ka qayb qaadanaya Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole ahna xubin ka tirsan Aqalka sare iyo weliba Prof Jurilla oo ah xubin ka tirsan Aqalka sare kana mid ah aasaasayaashii Puntland

Hoos ka Daawo doodka ay soo qaban qaabiyeen Punsaa kan dhacday Garoowe

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,792 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>