Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in qof jooga Muqdisho laga helay Coronavirus

March 16, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qofkii ugu horreeyey ee qaba Caabuqa Coronavirus laga helay uu ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

Wasiirka caafimaadka Fowsiya Abiikar Nuur ayaa shaac ka qaaday in qofka qaba Caabuqa Coronavirus laga helay uu ka yimid dalka dibadiisa xaaladiisana lala tacaalayo .

Wasiirka caafimaadka DFS Drs Fowsiya ayaa ka gaabsatay in ay sheegto dalka uu ka yimid ruuxa laga helay Caabuqa Coronavirus balse waxay sheegtay in uu ka mid ahaa 4 qof oo dalka dib ugu soo laabtay oo la karantiilay .

Wasiirka caafimaadka Fowsiya Abiikar Nuurr ayaa sheegtay in ruuxa laga helay Caabuqa Coronavirus ay xaaladiisa wanaagsan tahay dhaqaatiirtana ay la tacaalayaan .

Hoos ka Daawo Shirka Jaraa,id ee Wasiirka caafimaadka Fowsiya Abiikar Nuu

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
March 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online