Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii Gobolka Nugaal

March 30, 2020 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir), Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowladda Puntland ay ka go’antahay inay ciribtirto nooc-kasta oo argagixiso ah, falalka noocaasi oo kale ahna aysan cabsigelineyn Dowladda iyo Shacabka Puntland.

Sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu faray dhammaan Hay’addaha Dowladda in la fulliyo go’aamada looga hortagayo Cudurka Covid19 ee ay saareen Guddiga Dowladda u qaabilsan ka hortaga Coronavirus , dhinaca kale wuxuu Madaxweynuhu ugu baaqay Shacabka Puntland inay u hoggaasamaan awaamiirta – ku saabsan wacyigelinta iyo ka hortaga cudurkaasi.

DHAMMAAD

Comments are closed.

Archives
March 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online