Puntland oo joojisay qaadka iyo isku socdka gaadiidka dhanka S/land iyo Itoobiya
(March 27, 2020)
Garoowe:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo soo saartay Go'aano looga hortagayo Cudurka Coronavirus sida Isusocodka Gaadiidka iyo rakaabka ka imaanaya dhanka Soomal
Soomaaliya oo xaqiijisay kiiskii labaad oo Coronavirus ah
(March 26, 2020)
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in kiiskii labaad ee Coronavirus ah ee gudaha Soomaaliya laga helay qof ku sugan magaalada Muqdisho. Wasiirka oo la hadashay wa
Wasiirk ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo booqday Garaad Jamaac
(March 26, 2020)
Saaxdheer :-Wasiirk ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Cabdi-weli Mire Xirsi oo safar shaqo ku tagay magaalada Saaxdheer ee Gobolka Sool. W
DFS oo beenisay in ay weerar ku tahay guriga madaxweyne Shariif
(March 24, 2020)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafdeed ay soo saaratay wasaaradeeda amniga waxaa ay beenisay in ay weerar ku tahay guriga madaxweynihii hore ee dowladdii KMG Soomaaliya Sh Shariif
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo booqday Tukaraq
(March 24, 2020)
Tukaraq:-Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray, Fariisimaha Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ee ku sugan deegaanka Tukaraq ee Gobolka So
Ciidanka Amniga Puntland [PSF]oo qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish
(March 23, 2020)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ayaa qoraal fariimeed ay ku daabaceen barta ay ku leeyihiin baraha bulshada waxaa ay ku sheegeen in maalmihii la soo dhaafay ay ka wadeen gudaha magaalada Bos
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed Kala Hadlay Horumarinta Qorshaha Xakameynta COVID19
(March 23, 2020)
Ra’iisul Wasaaraha Jamahuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, ayaa ka wada hadlay da
DFS oo sheegtay in ay dhex-dhexaad ka tahay muranka Webiga Nile ee u dhexeeya Masar iyo Itoobiya
(March 23, 2020)
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay muranka ku saabsan Webiga Nile ee u dhexeeya Dowladaha Masar iyo Itoobiya. Wasiir Axmed Ciise Cawad oo Garoowe kula hadlay sa
Taliyihii Ciidanka Booliska Afgooye oo la Dilay
(March 22, 2020)
Wararka ka imanaya magaalada Afgooye ayaa sheegaya in qarax maanta ka dhacay agagaarka deegaanka Lafoole lagu dilay taliyihii booliiska ee magaalada Afgooye. Goob joogayaal ayaa VOA-da u sheegay i
Puntland oo ka soo horjeesatay hadalkii Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka
(March 22, 2020)
Madaxweynaha dowlad Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo qoraal kooban ka soo saaray, shirkii Jaraa,id ay qabatay Guddoomiyaha guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka dowladda Federaalka Xaliima Ism

« Previous PageNext Page »