Puntland oo ka soo horjeesatay hadalkii Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka

March 22, 2020 - Written by Editor

Madaxweynaha dowlad Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo qoraal kooban ka soo saaray, shirkii Jaraa,id ay qabatay Guddoomiyaha guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka dowladda Federaalka Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey) .

Guddoomiyaha guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka dowladda Federaalka oo maanta Warbaahinta la hadashay, ayaa labada Aqal ee Baarlamanka ee DFS ka dalbatay, in ay de-dejiyaan meel-marinta dib u-eegista Sharciga xisbiyada dalka.

Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Deni ayaa ku tilmaamay hadalka ka soo yeeray Guddoomiyaha guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka dowladda Federaalka Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey) mid la rabo in lagu fashiliyo shirka Garoowe .

Madaxweyne Deni “Guddiga Doorashada DFS hadalka ay hadda soo jeediyeen ma aha mid sharci waa-hore la ansixiyey lagu taageerayo, ee waxaan u arkaa mid looga hordhacayo dadaalada ay Puntland wado, laguna fashilinayo gogosha wadahadal ee Garoowe la dhigay, waana talaabo labaad oo jid-gooyo ah, marka laga soo tago warsaxaafadeedkii ay Wasiiradu qabteen”.

—Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
March 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online