Puntland warsaxaafadeed ka soo saartay shirka deyn cafinta ee Soomaaliya

March 4, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wasaarada Maaliyadda Puntland ayaa fariin qoraaleed ay soo saartay maanta waxaa ay ku codsadeen in dib loogu dhigo shirka dayn cafinta oo lagu balan sanaa in lagu qabto magaalada Baydhabo inta u dhaxaysa 7-11 bishaan Maarso.

Wasaarada Maaliyada dowladda Puntland ayaa codsigooda waxaa ay sabab uga dhigeen in ay dowlada Puntland ay nashquul ku tahay shirka wadatashiga Puntland ee la filayo in la qabto15-ka March Magaalada Garoowe.

Hoos ka Akhriso  warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasaarada Maaliyadda dowladda Puntland

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online