Ra’iisulwasaarihii Hore ee JFS Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo gaaray Garoowe

March 15, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Ra’iisulwasaarihii Hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, ayaa soo gaaray saaka Magaalada Garoowe.

Ra’iisulwasaarihii Hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir.

Ra’iisulwasaarihii Hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake,ayaa waxaa uu ka mid yahay hogaanka dhinaca siyaasada ee lagu casumay Shirweynaha Wada-tashiga Puntland oo isla maanta ka furmay Garoowe

Ra’iisulwasaarihii Hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdi rashiid Cali Sharmaake ayaa ku biiray xubnaha ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto deegaanada Puntland.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

238,810 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>