Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland oo looga hadlay Caabuqa Coronavirus

March 7, 2020 - Written by Editor

Garoow:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga Guud, Xalaada Caabuqa Coronavirus waxaana la hakiyey muddo bil ah Doomaha Kaluumaysiga ee Dibedda ka yimaada, Daah-furka iyo mashruuca ifiye ee Waxbarashada.
Sidoo kale Shirka ayaa looga hadlay Shirka wadatashiga reer Puntland iyo warbixin ku saabsan Degmada Galdogob.

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Comments are closed.

Archives
March 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online