Wasaarada Caafimaada Puntland oo beenisay in uu jiro qof u dhintay Covid 19

March 29, 2020 - Written by Editor

Garoowe: Wasaarada Caafimaadka dowladda Puntland ayaa waxba kama jiraanku tilmaamtay in illaa hadda wax xaalad la xiriirta COVID-19 ay ka jirto deegaanada Puntland.

Dadka baahinaya warka been abuurka ee ku saabsan cudurka COVID-19 waxaa looga digayaa inay joojiyaan haddii kalena sharciga lala tiigsan doono.

Wasaaradu waxay ugu baaqaysaa dadweynaha Puntland inay xogta ku saabsan cudurka COVID-19 ay ka qaataan illaha munaasibka ah sida Wasaarada Caafimaadka.

DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a comment

*

Archives
March 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online