Xaaladda Baladxaawo ee gobolka Gedo oo degan

March 3, 2020 - Written by Editor

Baladxaawo:-Xaaladda magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa saaka degan ka dib dagaal ka dhacay magaalada waxaan dagaalku dhex maray ciidamo kala taageersan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland.

Dagaalka ayaa waxaa ka dhashay khasaaro soo kala gaaray dhinacyada ku dagaalamay magaalada iyo dad shacab ah oo guryahooda ugu tageen madaafiic iyo rasaas ay labada dhinac isku ridayeen.

Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay dhamaan kala wareegay fariisamihii uu uga sugnaa degamada baladxaawo wasiirkii amniga ee Jubbaland Abdirashiid Janann iyo cidamadiisa.

Khasaaraha ka dhashay dagaalkii shalay ayaa waxaa lagu sheegayaa ilaa hadda 15 qof oo dhimasho ah oo u badan ciidamadii ku dagaalamay magaalada Baladxaawo walow aan maamulka magaalada Baladxaawo ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jubbalandba aysan ka hadal khasaarihii ka dhashay dagaalkii shalay.

A/cawaale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
March 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online