Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la hadlay shacabka Puntland[Video]
(April 6, 2020)
Garoowe:Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni ayaa caawa oo Isniin ah Dadweynaha la hadlay, hadaljeedinta oo aheyd tii kowaad ee maalinta la hadalka Dadweynaha wuxuu Madaxweynuhu
Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo sheegay in uu tanaasulay
(April 6, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta waxaa uu soo gaaray degmada Dhuusomareeb ee xarunta Maamulka Galmudug waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Madaxweynaha
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey Ambassador Maxamed Cumar Jaamac Dhigic-Dhigic
(April 6, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Dowladda iyo kan shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Danjire Maxamed C
Sh. Maxamuud oo Bulshada uga digay Covide-19 ,iyo in Go’aankii Joojinta Qaadka .
(April 6, 2020)
Garoowe:-Sh Maxamuud Xaaji Yusuf oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed kuna nool magaalada Garoowe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dadweynuhu aysan weli u hogaansamin amarad dowladda , dowladuna a
Culumada Soomaalida oo wada wacyi-gelinta Coronavirus[Dhagayso]
(April 6, 2020)
Nairobi:-Culumada Soomaalida ee Kenya ayaa ka hadlay waxa ay diinta Islaamka ka qabto ka hortagga cudurrada faafa sida Coronavirus oo haatan dhibaato badan ku haya dalalka caalamka. Sheikh Maxamuu